CARUURTA SOMALIDA EE QURBAHA KU NOOL SIDAY GANGESTAR KU NOQDAAN?
Caruurta SOMALIDA ah ee qurbaha ku dhashay ama ku koray ayaa sanadadii ugu dambeysay waxaa soo food saaray arimo dhaliyey DIL iyo DHAAWACYO halis ah,taasoo ay saameeyn ku yeelatay dhamaan jaalliyadaha...
View ArticleKITAABKA QURAANKA LA YIRI WAXAA LAGA HELAY MAKTABAD KU TAALA MAGAALADA...
Jaraa'idyada ka soo kala baxa wadamada UK iyo USA oo inta badan ah kuwa garabka midig ayaa waxay aad uga faaloodeen KITAAB la yiri waxaa laga helay maktabad ku taala caasimada labaad ee wadanka...
View ArticleDIYAARADAHA ADUUNKA UGU HALISTA BADAN EE LAGU SAFRO “SAWIRRO”
Waxaa batay 30kii sano ee ugu dambeysay safarada diyaaradaha aduunka loogu kala socdaalo,iyadoo ay jiraan kumanaan shirkado oo ka ganacsada sidii dadka iyo xamuulka ay ugu kala qaadi lahaayeen...
View ArticleDHIBAATOOYINKA AY LA KULMAAN SOMALIDA LIIBIYA IYO YURUB U TAHRIIBTA “DAAWO”
Dhalinyaro isugu jirta wiilal iyo gabdho Somali ah ayaa mar walba isku daya in ay u TAHRIIBAAN wadamada YURUB,iyagoo socdaalkan dheer ee rafaadka uu wato ku maraya SAXAARAHA iyo wadamo nabad...
View ArticleSHAQSIGA GABDHAHA SOOMAALIYEED SAWIRADOODA SHABAKADO U SAMEYSTAY KUNA...
Shantii sano ee ugu dambeysay waxaa baraha INTERNETKA ku soo batay shabakado raqiis ah oo loogu tala galay in GOOGLE looga lacageysto,iyagoo shaqo ka dhigtay in wax dhaqanka ISLAAMKA iyo kan SOMALIDA...
View ArticleSABABTA ABDIRIZAK KAMPALA UU GABDHAHA SOMALIYEED SAWIRADOODA U XADO UNA...
ABDIRIZAK YUSUF ABDALLA oo ku magac dheer "ABDIRIZAK KAMPALA" u lacag uga helo wuxuu ku nool yahay magaalada CAPE TOWN ee cariga SOUTH AFRICA,isagoo sidaan hore u sheegnay shaqo ka dhigtay in uu XADO...
View ArticleLACAGAHA BAADKA EE DAAHIR CALLASOOW IYO 10.OOO DOLLAR MAXAA KA JIRA? SPECIAL...
Daahir Allasow waxaan filayaa qof walba in uu yaqaano,inta badan wuxuu ka shaqeeyaa dhanka warbaahinta,sida shabakada,radio,telefishinada Somalida iyo isagoo ah milkiilaha shabakadaha ugu afka dheer...
View ArticleABUUKAR MAHDI – SOLA – FANAANIITA XIDIGAHA GEESKA EE SOMALILAND LAGU XIRAY...
Tan iyo intii xariga loo taxaabay fanaaniinta XIDDIGAHA GEESKA markii ay ka soo laabteen MUQDISHO oo ay kaga qeyb galeen damaashaadkii CIIDA ayaa baraha SOCIAL MEDIA waxaa ka socday wada hadalo ay is...
View ArticleTELEFISHINADA SOMALIDA LACAGAHA AY U URURIYAAN MASAAJIDYADA IYO MASAAKIINTA...
SOMALIDU waa dad deeqsi ah naxariis badan mar walbana gacan qabta dadka liita ee dagaalada sokeeye uu saameynta weyn ku yeeshay nolashooda daruuriga ah,waxaa jira dad is kaashaday oo har iyo habeen u...
View ArticleVISAHA MAREYKANKA IYO KANADA AY KU GALAAN DADKA WATA BAASBOORADA YURUB OO...
Wadanka Mareykanka ayaa ku tala jira in uu isbedel aad u weyn ku sameyn doono VISAHA loo yaqaan WEAVER,kaaso 38 wadan ay ku galaan wadanka Mareykanka VISA la'aan,iyadoo looga baahan yahay oo keliya...
View ArticleIS BEDELKA DRIVING LICENCE UK IYO SAAMAYNTA SOMALIDA!
Laga bilaabo 8.6.2015 waxaa is bedel aad u weyn lagu sameeyay ruqsada baabuurta lagu wado ee DRIVING LICENCE ama Somalida ay u yaqaanaan BATANTE,kaasoo wadanka UK laga isticmaali jiray sanadadii ugu...
View ArticleQAABKEE LOO BEDELI KARAA MAGACAAGA HADII AAD KU NOOSHAHAY UK?
Inta badan Somalida ku nool wadanka UK waa dad si QAXOOTINIMO ah ku soo galay,iyadoo ay isticmaalaan magacyo aan ahayn kuwii ay ku dhasheen ama loo bixiyay,taasoo mararka qaarkood xiliga ay helaan...
View ArticleWADANKA UK OO "BROADBAND IYO MOBILE CONTRACT" IS BEDEL WAYN LAGU SAMEEYAY
Hadii aad tahay shaqsi ku nool wadanka UK,isla markaana isticmaala BROADBAND ama INTERNET "ISP" iyo telefoonka gacanta ee MOBILE PHONE,laga bilaabo 11.6.2015,is bedel aad u weyn oo dhanka HESHIINSKA...
View ArticleCUDURKA KAADI MACAANKA "DIABETES" MAXAA KEENA SIDA LOO DAAWEEYO IYO QAABKA...
Cudurkan halista ah ee KAADI MACAANKA,KAADI SOKOROOW ama DIABETES,wuxuu ka mid yahay cudurada loo yaqaan "Chronic Diseases" kuwaasoo ah cudurada aan daawo loo hayn laakiin gacan ku hayn ama contoll...
View ArticleKENYA OO AAN LA SOO GELI KARIN VISA LA'AAN WIXII KA BILOWDA 1da SEPTEMPER...
Wadanka KENYA oo VISAHA uu bixiyo laga qaadan jiray GAROOMADA DIYAARADAHA ee wadankaas marka aad soo caga dhigatid ayaa gebi ahaan bedelay qaabkii hore,iyadoo iminka ay u gudbeen qaabka wadanka...
View ArticleIS BEDELKA CAYRTA UK IYO SAAMAYNTA QOYSASKA SOMALIDA! UPDATED 12.7.2015
Wadanka Boqortooyada UK sanad walba waxaa dhaca is bedelo kala duwan ee dhanka GUNADA ama CAYRTA ay ku bixiso dadka danyarta ah ee ku nool wadamada isu tagay ee ENGLAND - SCOTLAND - WALES iyo NORTH...
View ArticleWARAAQDA BEEN ABUURKA AH EE MADAXWEYNAHA PUNTLAND LAGA SAMEEYEY IYO DACWADA...
Sida aan la wada socono maalintii ISNIINTA 13.7.2015 Somaliya waxay maxkamada caalamiga ah ee garsoorka u gudbisay dacwadd ka dhan ah wadanka Kenya,taasoo ay isku mari waayeen xuduudd badeedaka ay...
View ArticleQAABKA AY U QAADAN KARAAN DHALASHADA UK - SOMALIDA BAASABOORADA YURUB WADATA.
Wadanka UK waxaa ku soo batay dad SOMALI ah oo wata BAASBOORADA YURUB,kuwaaoo ay ugu badan yihiin wadanka HOLLAND - NORWAY - TALYAANIGA - SWEDEN - JARMALKA - DENMARK iyo FINLAND,kuwaasoo inta badan ku...
View ArticleCARUURTA SOMALIDA EE QURBAHA KU NOOL SIDAY GANGESTAR KU NOQDAAN?
Caruurta SOMALIDA ah ee qurbaha ku dhashay ama ku koray ayaa sanadadii ugu dambeysay waxaa soo food saaray arimo dhaliyey DIL iyo DHAAWACYO halis ah,taasoo ay saameeyn ku yeelatay dhamaan jaalliyadaha...
View ArticleKITAABKA QURAANKA LA YIRI WAXAA LAGA HELAY MAKTABAD KU TAALA MAGAALADA...
Jaraa'idyada ka soo kala baxa wadamada UK iyo USA oo inta badan ah kuwa garabka midig ayaa waxay aad uga faaloodeen KITAAB la yiri waxaa laga helay maktabad ku taala caasimada labaad ee wadanka...
View Article