Quantcast
Browsing latest articles
Browse All 99 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FARSHAXANKA AMIIN CAAMIR MA RA'YIGIISAA MISE MEEL KALE AYUU KOOBI KA SOO...

Waagii berisamaadka waxaan Radio Muqdisho ka maqli jiray AMIIN CAAMIR iyo CALI MALEEXAAN oo dhanka farshaxanka ku gacan yaraystay,iyadoo inta badan lagu arki jiray caasimada Somaliya iyo gobolada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SKYPE SEX SCAM IYO QAABKA LAYSAGA ILAALIYO! SOLA INVESTIGATES.

Xiliyadan dambe waxaa SOCIAL MEDIYAHA ku soo batay in dhalinyaro qaarkood oo RAG u badan lagu sameeyo BLACKMAIL ama la handado si ay qasab ugu bixiyaan lacag,taasoo ka timid in laga duubay VIDEO aad u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHARCIYADA CUSUB EE DONALD TRUMP UU KU DHAWAAQAY IYO SAAMEYNTA SOMALIDA! SOLA...

Tan iyo intii loo dhaariyay xafiiska aqalka cad ee Mareykanka,Donald Trump wuxuu soo saaray sharciyo aad u adag oo saameyn weyn ku yeelan doona dadka ajanabiga ah ee u soo haajira wadanka Mareykanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

QAABKEE LOO XIRAY FACEBUUGII CALI YARE,YAASE KA DAMBEEYAY? SOLA INVESTIGATES!

ALI ABDI WARDHERE "ALI YARE"waa shaqsi si aad ah looga yaqaan siyaasada Somaliya qaas ahaan dowlada cusub ee FARMAAJO,wuxuu waqti badan la soo shaqeeyay dowladihii hore ee wadanka ka dhisnaa isagoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FANAANKA AXMED ZAKI MA ISAGAA SOO QORAY AF-LAGAADADA MISE FACEBOOK AYAA LAGA...

 Fanaanka qurba joogta ah ee AXMED ZAKI runtii aqoon uma lahayn ka hor inta aan arkin arimaha la yiri wuxuu ku soo qoray bartiisa FACEBOOK oo isugu jiray CAAY loo geystay Muqdisho iyo kuwa shaqsiyo si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QAABKEE LOO JABSADAY FACEBUUGII SALMAAN JAMAAL IYO SIDA LOO SOO CELIYAY! SOLA...

SALMAAN JAMAAL SICIID waa shaqsi dhalinyaro ah oo Somalidu ay ka barteen dhanka warbaahinta iyo arimaha banii'aadinimada ah ee marwalba oo ku hawlanaa,waa shaqsi dad aad u farabadan ay qadariyaan isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DIGITAL CURRENCY FOR DUMMIES! SOLA EXPLAINS! UPDATED 10.12.2017

Sanadkii 2008 ilaa iyo waqtiga iminka lagu jiro waxaa laga maqlaa warbaahinta aduunka lacagahan cusub ee loo yaqaan DIGITAL MONEY ama CRYPTO CURRECY oo qaabka loo abuuray iyo cida ka dambeysa aan weli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FAKE NEWS IYO WARBAAHINTA SOMALIDA! SOLA INVESTIGATES

Wasiirkii dowlada NAZI ga Jarmalka u qaabilsanaa arimaha dacaayadaha Joseph Goennels wuxuu yiri "“If you tell a lie big enough and keep repeating it, people will eventually come to believe it" kaasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DP WORLD IYO DEKADAHA GEESKA AFRIKA! SOLA INVESTIGATES

 Shirkada weyn ee DUBAI PORT WORLD "DP WORLD" oo laga leeyahay Imaaraadka Dubai ayaa ka hawl gasha 77 dekadood iyo 40 wadan oo qaaradaha aduunka ku kala yaala,shirkadan baaxada weyn leh waxaa la dhisay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARAAQDA BEEN ABUURKA AH EE MADAXWEYNAHA PUNTLAND LAGA SAMEEYEY IYO DACWADA...

    Sida aan la wada socono maalintii ISNIINTA 13.7.2015 Somaliya waxay maxkamada caalamiga ah ee garsoorka u gudbisay dacwadd ka dhan ah wadanka Kenya,taasoo ay isku mari waayeen  xuduudd badeedaka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAHIR CALLASOW MAXAA KA XANAAJIYAY? SOLA INVESTIGATES

Sida aad ku aragteen baraha SOCIAL MEDIA qaas ahaan FACEBOOK iyo YOUTUBE waxaa bisha barakeysan ee Ramadaanka afka furtay DAAHIR CALLASOW oo dadka inta badan ay u yaqaanaan Gudoomiyaha ELECTRONIC...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CALI YARE CALI IYO FARIIMAHA WHATSAPPKA EE BAASBOORADA FAHAD YAASIIN MAXAA KA...

Maalmihii la soo dhaafay waxaa lagu arkay baraha bulshada fariimo ay la socdaan sawirro dukumentiyo kala duwan oo uu leeyahay Agaasimhii hore ee madaxtooyada Mr Fahad Yasin, waxay isugu jireen Baasboor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

QAABKEE LOO ADKEEYAA FACEBOOK SI AAN LOO JABSAN?

Shabakada SolaPortal waxay idin soo bandhigeysaa qaabka ugu fudud ee looga hortago jabsiga Facebook, waxaa baraha bulshada ku soo batay jebinta Social media oo Facebook ugu horeeyo, tusaale ahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAXAA KA JIRA CODKA SIRTA AH EE LA YIRI WAXAA LAGA DUUBAY XUSEEN SHIRE? SOLA...

Shabakadaha farahabadan iyo baraha bulshada uu leeyahay Gudoomiyaha ELECTRONIC ISBAARO DAHIR CALLASOW ayaa waxaa lagu arkay arin dad aad u farabadan ay la yaabeen, ka dib markii uu yiri waxaan soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXINTII MICHAEL KEATING EE QARAMADA MIDOOBAY "UN" IYO XAALADA SOMALIYA AY...

Shabakada SolaPortal waxay idin soo bandhigeysaa warbixnta guud ee MICHAEL KEATING uu u gudbiyay QARAMADA MIDOOBAY oo ku saabsan xaalada guud ee Somaliya iyo isbedeladii dhacay tan iyo intii loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAQSIGII SAWIRADA QARSOODIGA AH KA QAADAY FAHAD YAASIIN IYO QAABKA LOO...

Baraha bulshada ama Social media wuxuu isu bedelay goob qof walba uu doonayo in shaqsi kale uu is yiraahdo ku fadeexee, taasoo mararka qaar u keeni karta qofka is lahaa dhibaato gaarsii cid kale ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

QORAALKA XIISAHA BADAN EE ARIMAHA GEESKA AFRIKA UU QORAY CC SHAKUUR MALA SOO...

Qoraal aad u xiiso badan oo ka hadlaya xaaladaha isbedelaya ee arimaha geeska Afrika oo lagu faafiyay shabakadaha iyo baraha bulshada oo uu qoray siyaasi ABDIRAXMAAN ABDISHAKUUR ayaan si xiiso leh u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BEEN ABUURKA KUFSIGA LAGA SAMEEYAY FANAAN ISKILAAJI YAA KA DAMBEEYA? SOLA...

Waxaa baraha bulshada lagu faafiyay qoraal la yiri wuxuu ka soo baxay jaraa'idka caanka ah ee Green Bay Press Gazette oo ka soo baxa Gobolka Wisconsin ee wadanka Mareykanka, joornaalka waxaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ARINTA AXMED GEELLE, SOMALILAND, JABUUTI IYO FARANSIISKA - SOLA INVESTIGATES!

Ganacsade AXMED CISMAAN GEELLE iyo qoyskiisa waa reer aad looga yaqaano geeska Afrika gaar ahaan Jabuuti iyo Somaliland. waxay maal gelin ku sameeyeen ganacsi kala duwan oo ay ka mid tahay warashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO CAASIMAD MA U QALANTAA? QORAALKII FAHAD YAASIIN EE 2003

Qoraal aad u xiiso badan ayaa lagu daabacay shabakada SOMALITALK.COM sanadkii 2003 bishii Febraayo,kaasoo TITLE looga dhigay MUQDISHO CAASIMAD MA U QALANTAA? qoraalkan waxaa ku saxiixnaa EDITORKA oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOD-XODASHADA IYO AWR ISKU-KACSIGA ISAAQ IYO HAWIYE WAA SHAR DAB-GELIN KARA?...

Maxamed Ibraahim Cigaal. AHN, ayaa xilligii uu madaxweynaha ahaa waxa u yimi wefti Eritrean ah.Waa berigii Cabdillaahi Yuusuf Axmed, AHN, iyo Maxamed Faarax Caydiid. AHN, ay xoogga ugu dagaallamayeem...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAA AYO UMMXABDULLAH? SOLA INVESTIGATES

Ummxabdullah oo magaceeda rasmiga ah uu yahay Ruksana Ali iyo seygeeda hasanatofficial oo magaciisu uu yahay Abu Abdullah Hasanat waa laba shaqsi oo ku nool wadanka UK isla markaana caan ka ah baraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FAARAX XUSEEN OO KIM ABDI ISU BEDELAY, SOLA INVESTIGATES

Bilowgii sanadka 2020 waxaan arkay qoraal ay soo gelisay barteeda Facebook Gabar Somali ah oo lagu magacaabo KIM ABDI oo ku nool caasimada wadanka Jarmalka magaalada Berlin, qoraalkaa oo sawir la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ABDI OOG/ABUKAR AWALE IYO SOLA ISKU DHACOODA HALKUU KA BILOWDAY?

Asxaab badan oo baraha SOCIAL MEDIA ayaa waxay iga codsadeen in aan u soo bandhigo siday wax ku bilowdeen iyo meesha layskala qaaday, runtii dad badan way ku jahawareereen oo waxay isku dayeen in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAA AYO ABUUKAR CAWAALE AMA ABDI OOG YAASIIN? SOLA INVESTIGATES: UPDATED...

Shabakada SolaPortal waxay baaritaan dheer oo ay soo codsadeen qaar ka mid ah aqristayasheeda ay ayaamahan ku waday shaqsi bulshada Somaliyeed ee dalka iyo dibada aad looga yaqaano oo ku soo caan baxay...

View Article

Browsing latest articles
Browse All 99 View Live